Dhageyso Kitaabka Suwar Min Xayaat As-Saxaabiyaat Oo Uu Jeedinayo Sheekh Cabdil Ilaah (13).
Idaacadda Islaamiga ah ee alfurqaan waxay dhageystiyaasheeda usoo gudbinaysaa inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan daruus diini ah.
daruustaassi waxaa ka mid ah kitaabka Suwar Mi xayaat As-saxaabiyaat oo uu jeedinayo sheekh Cabdil Ilaah
Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 13’Aad Suwar Min Xayaat Ass-Saxaabiyaat