Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Saaka waa Talaado taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 12 09-1441 oo waafaqsan 05-05-2020 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahim Geeddi

Halkaan ka dhegeyso war Subax 05 05 2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.