Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Saaka waa Khamiis taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 14 09-1441 oo waafaqsan 07-05-2020 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkan kala deg warka subaxnimo 07 05 2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.