Diyaar garowga Ciida ee gobolka Shabeellaha Hoose.(Sawirro)

Iyadoo ay fooda  nagu soo heyso maalinta Ciidul Fitril Mubaarak ayaa waxaa diyaar garow aad u sarreeya laga dareemayaa suuqyada ganacsiga ee wilaayada islaamiga ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa si wanaagsan u dukaameysanaya, waxaana meelaha mashquulka siyaadada ah laga dareemayo kamid ah xarumaha lagu iibiyo macmcaanka, dharka noocyadiisa kala duwan iyo qalabyada ay caruurta ku ciyaaraan.

Meelaha mashquulka siyaadada ah laga dareemayo waxaa kamid ah harqaannada tola dharka noocyadooda kala duwan.

Sawirrada hoose waxay muujinayaan qeyb kamid ah diyaargarowga Ciida ee Shabeellaha Hoose.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.