Kuunya Barrow Oo si Qurux badan Loogu Ciiday.(Sawirro)

Deegaanka Kuunya barrow oo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa looga ciiday si wanaagsan, iyadoona boqollaal kamid ah dadka deegaanka ay isugu soo baxeen fagaaraha Sayid Muxamad Cabdulle Xassan.

Qeybaha kala duwan ee bulshada, waxgaradka iyo culimada ayaa ka dhex muuqday dadka salaadda Ciida tukanayay, waxaana musallaha uu ahaa mid aad u qurux badan.

Hoos Ka daawo Sawirrada Kuunya Barrow iyo sida Looga ciiday.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.