Sidee Looga ciiday Degmada Galhareeri. (sawirro)

Degmada Galhareeri ee wilaayada islaamiga ee Galgaduud waxay kamid tahay meelaha sida wanaagsan looga ciiday, waxaana dadku ay ku tukadaan fagaare weyn oo ku yaala bartmaha magaalada.

Dadweynaha fagaaraha isugu soo baxay waxaa ku jiray caruur aad u qurux badan, dumar iyo rag, waxaana dadka wejiyadooda ka muuqday farxad aad u sarreysa.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.