Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Xasaradaha Ka Dhex Oogan DF Ee Ku Saleysan Doorashada.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan looga hadlay xasaradaha siyaasadeed ee ka dhex oogan DF iyo suura gal ma tahay in DF-ku qabato Doorasho? waxaana ka qeyb galay Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi iyo Aqoonyahan Xassan Fiyooke Cali.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 12-06-2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.