Al-Qaacida Maxay ka tiri Banaanbaxyada Maraykanka?!


Markii ugu horeysay Al-Qaacida waxay si toos ah uga hadashey banaanbaxyada ka soconaya wadanka Maraykanka ee ka dhashey dilkii sarkaal Cadaan booliis ah u geystay Goerge Floyd oo ahaa muwaadin madow Afirkaan ah, kaas oo ka dhacay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.

Waxay Al-Qaacida sheegtay in dadka madowga ah ay weligoodba ku dulmanaayeen wadanka Maraykanka, ayna jirin madaxweyne soo maray wadankaas oo xaqooda siiyay, lana gudboontahay iney fadhiga ka kacaan, oo ay xurriyadooda u dagaallamaan.

Halkan ka dhagayso Faafaahin ku aadan waxay Maxay  Al-Qaacida Banaanbaxyada Maraykanka

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.