Barnaamijka Taariikhda Al-Xuruubu Saliibiyah.

Taariikhda Al-Xuruubu Saliibiyah, waa barnaamij taxane ah oo ka baxay Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan Ramadaanka 1441-da hijriyada, waxaana barnaamijkan oo ay ka qeybgalayeen Aqoonyahanno iyo Culimo Soomaaliyeed looga qiseynayaa mid kamid ah waqtiyadii ugu adkaa ee soo maray Muslimiinta.

Taariikhdu waa madal
Tagto iyo Timaadaba
laga helo tusaalaha
Turjumaada waayuhu
Waa qof iyo Taagtii,
Tusaale iyo beeggii
Hal abuurka toogtii
Maansada Tikraarkeed
Himilada Tusmaynteed

You might also like
1 Comment
  1. Aadmi says

    Ilaahay ha idin xafido bahda idaacadda Alfurqaan iyo dhamaan dadka ka shaqeeya warbaahinnada islaamiga ah oo runtii lagaga maarmay warbaahintii gumaystuhu maskaxda nooga gumaysanayey.
    Hal ku dhaggeennu waa wax iska celin iyo adkaysi iyo Ilaahay talo saarasho.

Leave A Reply

Your email address will not be published.