Dhagayso: Al-Shabaab Oo Fariin muhiim ah u diray Dadka Madow ee Maraykanka.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waa Jamaaco jihaadi ah oo ka howlgalasha bariga Africa, waxaan si isku mid ay Xarakadu xooga u saartaa jawaanibta kala duwan ee Jihaadka ee isuga jira dacwada iyo dagaalka.

Sidaas darteed markaad u kuurgasho Aflaamta ay soo saarto mu’assasada Al-Kataa’ib oo si rasmi ah ugu hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaad arkeysaa in aflaamtaas ay gudanayaan waajib dacwo, iyadoo hadba la adeegsanayo luuqadda dadka lala hadlayo ay wax ku fahmi karaan.

Mid kamid ah isdaaraatka ugu caansan, ee ay baahisay mu’assasada Al-Kataa’ib waa xalqada labaad ee silsiladda Al-Dhariiq Ilal Firdaws, oo lagu soo gudbiyo taariikhda dhalinyaro usoo jihaad doontay Soomaaliya, oo kasoo tagay dalka Maraykanka.

Qeybaha hore ee filimkaas Al-kataa’ib baahisay horaantii sanadkii 2016 waxaa looga hadlay dhibaatada heysta dadka madowga ah ee kunool Maraykanka, iyadooo ay ka sheekeynayaan dad la noolaaday dhibaatadaas, waxaana filimku uu diray dacwo guud oo ku aadan in dadka madowga ah ee dulman qaataan diinta Islaamka.

“ Waxaan idin kugu yeereynaa diin idin siineysa xaqiina haddii aad raacdaan, waa diin uu qof weliba heli doono waxa uu leeyahay, mana jiro fadli u dhexeeya madow iyo cadaan oo aan ka ahayn Towxiidka iyo Alle ka cabsiga, Shareecada Islaamku kuma dhisno casabiyad iyo cunsuriyad toona, mana baneyneyso dabaqado ku dhisan isirro iyo qowmiyado toona” ayuu leeyahay wariyaha Filimka oo ku hadlaya Luuqadda Engelishka.

Halkan ka dhagayso warbixinta Fariinta Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab ee Dadka madow ee Maraykanka.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.