Dhagayso/ Daawo Barnaamij Gaar ah: Biya Xireenka An-Nahda!

Sanadihii lasoo dhaafay waxaa muran xoogan uu ka taagnaa biya xireenka An-Nahda ee ay dowladda Itoobiya ka dhiseyso webiga An-Niil, waxaana khilaafkan uu u dhexeeyaa dowladaha Masar, Suudaan iyo Itoobiya.

Khilaafkan waa mid soo jiitamayay boqollaal sano kahor, sidaan ku aragney taariikhda Africa, waxaana Idaacadda islaamiga Al-Furqaan u qabatay barnaamijkan si wax badan looga fahmo qadiyadan muhiimka ah.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya Aqoonyahanno Soomaali iyo Carab isuga jira iyo culimada Diinta Islaamka, waxaana uu si qota dheer usoo bandhigayaa halista ka imaan karta biya xireenka An-Nahda marka loo fiiriyo shucuubta wadamada Masar iyo Suudaan.

Halkan ka dhagayso Barnaamij Gaar ah Biya xireenka An-Nahda Tayo sare

Halkan ka dhagayso Barnaamij Gaar ah Biya xireenka An-Nahda. Tayo dhexe

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.