Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Kacdoonada Ka Socda Mareykanka.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan looga hadlay kacdoonada ka socda dalka Mareykanka iyadoo ay ka qeyb galeen aqoonyahano ku dhaqan wadamada Reer Galbeedka.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 05-06-2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.