Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.

Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 12-10-1441oo ku asteysan 05-06-2020. Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahim Geedi.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 05 06 2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.