Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Alfurqaan.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa maalin Axad ah taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-10-1441 oo waafaqsan 07-06-2020 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi Naasir.

Halkan ka dhagayso War Duhur 07-06-2020.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.