Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radioalfurqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 05 -11-1441 oo waafaqsan 26-06-2020, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Muudey Axmad.

Halkan Ka Degso War duhur 26 06-2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.