Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa maalin Isniin ah taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 18-10-1441 oo waafaqsan 09-06-2020 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abubakar Ibraahim.

Halkan Ka Degso War Subax 09 06 2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.