Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Arbaco, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 26-10-1441 oo waafaqsan 17-06-2020, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkan kala deg warka subaxnimo 17 06 2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.