Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Sabti, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 29-10-1441 oo waafaqsan 20-06-2020, Warka SUbaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali Aadan.

Halkan Ka Degso War subax 20 06 2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.