Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Alfurqaan.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa maalin isniin ah taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 24-10-1441 oo waafaqsan 15-06-2020 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.

 

Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo 15 06 2020.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.