Dufcad ka qalin jebisay Machadka sare ee Qurdhuba. (Sawirro)

Munaasabad aad u ballaaran ayaa ka dhacday xarunta machadka diraasaatka Islaamiga iyo Culuumta maamulka ee Qurdhuba, faraciisa wilaayada islaamiga ee Shabeellaha Hoose, taas oo ay ku qalin jebinayeen arday isuga jira wiilal iyo gabdho.

Xafladda waxaa kasoo qeybgalay macallimiin, waxgarad, Odayaal dhaqan, masuuliyiin katirsan wilaayada islaamiga ee Shabeellaha Hoose iyo ardeyda qalin jebineysay, waxaana jawiga xafladda uu ahaa mid aad u qurux badan.

Halkan ka dhagayso Warbixinta Qalin jebinta Machadka Qurdhuba Shabeellaha Hoose

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.