Milliteriga Maraykanka Oo Dagaal toos ah kula jira Shacabkiisa.(Dhagayso Wararkii ugu dambeeyay(

Maraykanka waxaa ka soconaya bananabaxyo waaweyn oo ay dhigayaan shacabka dalkaas, kuwaas oo kasoo horjeeda tallaabo lagu dilay muwaadin madow Maraykan ah oo uu si xun u dilay sarkaal Booliis cadaan ah.

Meelaha ugu badan ee ay banaanbaxyadu ka socdaan waa magaalada caasimadda ah ee Washington, Donald Trump ayaana ku guul dareystay maareynta banaanbaxyada.

Hadaba wararkii ugu dambeeyay ee banaanbaxyada Maraykanka ka dhageyso linkiga hoose.

Halkan ka dhagayso warbixin ku aadan Wararkii ugu dambeeyay Dibadbaxyada Maraykanka

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.