Nin Basaas u ahaa Dowladda Federaalka Oo Galgaduud Xukun dil ah lagula fuliyay.

Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee wilaayada islaamiga ee Galgaduud ayaa maanta fulisay xukun dil toogasho ah oo lagu fuliyay nin basaas u ahaa Dowladda federaalka.

Xasan Daahir Mire oo 23 sano jir ah ayay Maxkamaddu sheegtay inuu ahaa xubin katirsan Sirdoonka dowladda federaalka, loona soo diray wilaayaadka islaamiga ee Shabeellaha Hoose iyo Galgaduud, si uu u keeno xogaha Mujaahidiinta.

Markiisii hore, isagoo ku sugan Muqdisho ayaa lagu xiray Godka Jilacow, kadibna waxaa la geliyay goob dhaqan celin lagu sheegay, halkaas oo markii dambe uu kasoo qaatay howsha basaasnimada.

Isla fagaaraha xukunka uu ka dhacay oo ku yaala degmada Galhareeri ee gobolka Galgad

Xukun Xadu Ridah Galgaduud (2)

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.