Qorrax Madoobaad Laga Dareemayo Dalal Ay Soomaaliya Kamid Tahay.

Qorrax madoobaad ayaa laga dareemayaa wadamo ay Soomaaliya kamid tahay iyadoo si rasmi ah loogu baraarugay abaaro halkii saac ee subaxnimo.

Soomaaliya waxaa madow qeybo kamid ah qorraxda iyadoo durbadiiba masaajidda wilaayaadka islaamiga ah laga billaabay Salaatul-kusuuf.

Sidoo kale waxya qorraxdu ka madoobaatay wadamo dhowr ah oo dhaca dhulka Shaam.

Qorrax madoobaadka ayaa kamid ah wax yaabaha uu Allaah ku cabsi geliyo adoomadiisa waxaana ugu wacan macaasida dadka oo aad u badatay.

Walaalayaal aan Alle u towbad keenno islamarkaana noqono dad ku dhaqma diintiisa kana bari ah wixii kasoo hor jeeda oo idil.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.