Sheekh Suldaan Aala-Muxamad Oo ka hadlay Dawada Cudurka Coronavirus.(Dhagayso)

Sheekh Suldaan Aala-Muxamad oo ka qeybgalaya shirka Wadatashiga arimaha Jihaadka bariga Africa.

Sheekh Suldaan Muxamad Aala-Muxamad oo kamid ah masuuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dersi uu jeedinayay wuxuu kusoo hadal qaaday cudurka Coronavirus iyo dawooyinka dabiiciga ah ee lagula tacaali karo.

Sheekha ayaa sheegay in ugu horeyn loo baahanyahay in dadka ay Allaah u towbad keenaan, aadna loo badiyo bixinta sadaqada iyo ducada waqtiyada salaadaha.

Wuxuu dhanka kale Sheekhu soo hadla qaaday illaa afar dawo oo dhir ah, kuwaas oo uu sheegay in Allaah idinkii ay daweyn karaan xanuunada hadda uu caalamku ka cabanayo oo uu ugu horeeyo Coronavirus.

Coronavirus ayaa ah cudur saf mareen ah oo ka dillaacay caalamka dabayaaqadii  sanadkii hore ee 2019-ka, wuxuuna dad badan ku xasuuqay wadamada Reer galbeedka iyo Shiinaha, iyadoona Maraykanka oo keliyaa uu ku  dilay dad kor u dhaafaya boqol kun oo ruux.

Halkan ka dhagayso Sheekh Suldaan Aala-Muxamad oo ka hadlay Dawada cudurka Coronavirus.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.