Waa kuma Sheekh Abuu Muscab Cabdul Waduud. (Dhagayso Waraysi)
Sheekh Abuu Muscab Cabdul Waduud, waa amiirkii hore ee Al-Qaacidada Maqribul Islaam, kaas oo dhawaan Faransiisku ku dilay wuqooyiga dalka Maali.
Sheekhu wuxuu tan iyo sanadkii 1992-kii kamid ahaa mujaahidiinta Maqribul Islaam, wuxuuna leeyahay taariikh dheer oo dhalaaleysa.
Intii uu noolaa wuxuu waraysi dheer oo muhiim ah siiyay majallada Inspire ee ay soo saaraan mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab, su’aalaha uu ka jawaabayna waxaa kamid ah taariikh nololeedkiisa.
Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ayaa luuqadda afsoomaaliga u tarjumtay waraysigaas muhiimka ah.
Halkan ka dhagyaso Waraysi Inspire Sheykh Abuu Muscab Cabdul Waduud Full Tayo sare
Halkan ka dhagayso Waraysi Inspire Sheykh Abuu Muscab Cabdul Waduud Full Tayo dhexe.