Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Iyo Axkaamta Ciidul-Adxaa.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu qaatay mowduuc ku saabsan maalmaha Ciida Arafo iyo Axkaamta guud ee Ciidda, waxaana marti ku ahaa Sheekh Cabdiraxmaan Maxamad Fidhin oo kamid ah culimada Soomaaliyeed.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 24-07-2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.