Dhageyso Warka duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Sabti, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 04-12-1441 oo waafaqsan 25-07-2020, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Daahir.

Halkan kala deg Warka duhur 25 07 2020 sax ah

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.