Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radioalfurqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 13-11-1441 oo waafaqsan 04-07-2020, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Ismaaciil.
Halkan Ka Degso War subax 04 07 2020