Diiradda Jimcaha: Maxay Soo Kordhin Karaan Dayactirka Tiyaatarka & Stadio Muqdisho? (Dhageyso)

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay juhdiga faraha badan ee ay DF-ku gelineyso Heesaha iyo Ciyaaraha, gaar ahaan waxa ay soo kordhin karaan dayactirka Tiyaatarka iyo Stadio Muqdisho lagu sameeyay, waxaana ka qeyb galay dad kala duwan oo Culimo iyo Odayaal dhaqan ka kooban.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 03-07-2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.