Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Khilaafka Xarkaha Goostay Ee Ka Dhex Jira DF.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay khilaafaadka xarkaha goostay ee ka dhex jira DF, waxaana marti ku ahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, Aqoonyahan iyo Indheergarad.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 17-07-2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.