Dr. Suldaan Garyare: “Ethiopia Waxay Cagta Saartay Wadadii Burburka” (Dhageyso)

Dr. Suldaan Maxamad Garyare oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee u dhuun daloola dhacdooyinka Afrika siiba geeska iyo bariga ayaa qiimeyn ku sameeyay marxaladda ay maanta ku sugan tahay dowladda Itoobiya.

Isagoo wareysi gaar ah siinayay Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan ayuu shaaca ka qaaday in kacdoonka Oromadu uu muujinayo isbadal gumeysi diid ah.

Wuxuu xusay in Abiy Axmad uu ku fashilmay siyaasadda Itoobiya haddana uusan gacan ku hayn xal uu ku xakamayn karayo kacdoonada.

“Reer galbeedku wey ka aamusan yihiin xaaladda Itoobiya waxayna ka marqaati kacaysaa ineysan heyn wax xal ah” ayuu yiri aqoonyahanku.

Halkan Ka Degso Wareysiga Suldaan Maxamad Garyare xaaladda Itoobiya

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.