Fadliga 10-Ka hore ee bisha Dul Xijja. (Dhagayso)

Maanta oo Arbaco ah waxaa kow ah bisha fadliga badan ee DulXijja, waxaana dadka Muslimiinta ay ku dadaalayaan iney Allah ugu dhawaadaan maalmahan tobanka ah cibaadaad badan.

Sheekh Cali Cabdullaahi Cali Katiin oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa jeediyay kalimad kooban oo uu Sheekhu kaga hadlay fadliga tobanka hore ee bisha DulXijja, isagoo Muslimiinta ku booriyay iney ka faa’ideystaan.

Halkan ka dhagayso kalimad Fadliga 10 Dul Xajja iyo Sheekh Cali Katiin

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.