SAWIRRO: Magaalada Bu’aale iyo sida looga ciiday.

Iyadoo Maanta dunida Muslimiinta si weyn looga wada ciiday ayaa Magaalada Bu’aale ee Wilaayada Jubbooyinka oo ku taalla koofurta waxay ka mid noqotay meelaha dadkeedu fagaarayaasha ku oogeen Salaadda Ciidda.

Bulshada ayaa wejiaydooda farxad laga dheehanayay waxayna ku faraxsanaayeen in ay ku ciidaan Meel Shareecada islaamka lagu maamulayo.

 

You might also like
2 Comments
  1. Abufatima says

    Nin kufriga qabaan kiya
    Iyo kii laqalabtami
    Kee wacan qiyaastii
    Nin I bliis u qoor xirin
    Ama uu qaruufaba
    Iyo qaaid galneceb
    Qayme miyey sinaayeen
    Quraan kiyo sunaha
    Iyo Salaf kii nin qaaridan
    Qaymo miyey sinaayeen
    Qawaar gaalo raaciyo
    Qoon wada niruudoo
    Qun u wada ridooboo
    Qiil miyaad u haysaan

  2. C.laahi says

    Wll Barnaamijyada idaacada maalimaha ciida noosoo galiya fadlan

Leave A Reply

Your email address will not be published.