Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in goordhow qarax xoogan uu ruxay meel u dhow dekadda.

Qaraxa jugtiisa waxaa si weyn looga maqlay guud ahaan magalada Muqdisho, waxaana goobjoogayaal kusoo waramayaan inuu ahaa qarax aad u culus.

Waxa uu qaraxani beegsaday xarun ciidan oo ay DF ku leedahay kasoo hor jeedka Dekedda Lamana oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey iyadoo ay goobta xirteen ciidamo katirsan kuwa dowladda federaalka.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.