Sawirro: Salagle Iyo Ciiduladxaa.

Degmada Salagle ee wilaayada Jubbooyinka ayaa kamid ah meelaha maanta laga oogay Salaada Ciiduladxaa.

Salaada ayaa waxaa lagu tukaday meel fagaaro ah halkaasoo uu dadka kala hadlay mas’uul ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.