Sawirro: Magaalada Buq Aqable oo si heer sare ah looga oogay Ciidul Adxaa.

Magaalada Buq Aqablle ee gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya ayaa kamid ah meelaha sida aadka ah looga dabaal degay munaasabadda Barakeysan ee Ciidul Adxaa, kumanaan qof ayaa fagaaraha weyn ee magaalada ku tukaday.

Mas’uuliyiin katirsan wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa shacabka laciiday, carruur iyo ciroole ayaa la arkayay iyagoo Buq Aqable ku damaashaadaya, qaar kamid ah haweenka magaalada ayaa iyana qeyb weyn ka qaadanayay damaashaadka.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Ciida Iyo Buq’aqable.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.