Barnaamij Taxane Ah: UMMADUHU WAA AKHLAAQ Q 3-aad (Dhagayso)

Ummaduhu Waa Akhlaaq: Waa Barnaamijyo taxane ah oo aan ku soo gudbineyno dhaqan xumo aad u daran oo kusii lixaadsanaysa wadanka siiba magaalooyinka waaweyn sida: Hargeysa, Garowe, Gaalgacyo, Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo iyo kuwa lamidka ah.

Todobaadkan wuxuu barnaamijku soo bandhigayaa heerka dhaqan xumo ee Somaliland iyadoo todobaadyada soo socda aan soo bandhigi doonno gobollo kale.

Halkan Ka Degso Q 3-aad Ummaduhu waa akhlaaq

You might also like
1 Comment
  1. Nasrudiin_Islaami says

    Barnaamijkaan waxaad inoogu sameysaan Qeyb Album ah oo loogu soo doonto hal sida barnaamijka Taariikhdii Xuruub Jaahilliyah ama Sida Taariikhda islaamka, Radio Al furqaan waad mahadsan tihiin

Leave A Reply

Your email address will not be published.