Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Sannadkii 1441.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee sannadkii tegay ee 1441 iyo kuwii cilaaqada la lahaa dalka ee caalamiga ahaa.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 21-08-2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.