Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Khamiis, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-12-1441, oo waafaqsan 06-08-2020, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkaan ka dhegeyso war Subax 06 08 2020

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.