Sawirro: Ka Qeyb Qaado Dhammeystirka Dhismaha Masjidka Al-Hudaa.

Masjidka Al-hudaa oo uu dhismihiisu ka socdo degmada Saakow islamarkaana socda muddo dhowr bilood ah ayaa wuxuu u baahan yahay in la dhammeystiro.

Masjidka ayaa ka kooban sadax dabaq waxaana ay hawshu mareysaa marxaladdii ugu dambeysay.

Lacagihii hore ee ay dadka muslimiinta ah ugu tabarruceen masjidka waa ay dhammaatay waxa ugu horreeya ee uu hadda u baahan yahayna waa shubka kore, salaaxid iyo qalabayn.

Haddaba walaalka ama walaasha muslimadda ah ka qeyb qaado masjidkan Alle iyadoo Nabiga Sallalaahu Caleyhi Wasallam laga wariyay in qofkii dhisa masjid uu muteysanayo in Alle uu isagana guri uga dhiso Jannada.

Gudiga waxaa lagala xariiri karaa lacagta EVCPULSna lagu xawili karaa lambarka ah 0615576625

waxaa kale oo jira akown lambar oo ah Salaam bank waa  30594868

Teleefoonka haddii aad dibadda ka soo waceyso waa 00252615576625

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.