Sawirro: Jabiso Lagu Dilay Degmada Saakow Ee Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka.

Degmada Saakow ee ka tirsan degmooyinka uu maro wabiga Jubba ayaa waxaa maanta lagu dilay Jabiso taasoo loo maleynayay iney dad ama xoolo cuntay laakin markii la dooxay caloosheeda ayaa waxaa lagu arkay Ey.

Hoos Ka Degso Warbixin Aani Ka Diyaarinay Kana Eeg Sawirrada

Halkan Ka Degso Warbixinta Jabisada

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.