Sawirro: Sida Looga Ciiday Degaanka Ceelcadde Ee Gobolka Gedo.
Degaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo ayaa kamid ah meelaha sida weyn looga ciiday iyadoo dad weynuhu ay ku dukadeen fagaare weyn.
Ceelcadde waa degaan taariikh ku yeeshay dagaalkii weynaa ee ay ciidanka Xarakada Al-Shabaab cagta ku mariyeen askartii Kenya ee degaanka heysatay.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA