UMMADUHU WAA AKHLAAQ (01) Dhagayso Barnaamijyo Taxane ah.

Ummaduhu Waa Akhlaaq: Waa Barnaamijyo taxane ah oo aan ku soo gudbineyno dhaqan xumo aad u daran oo kusii lixaadsanaysa wadanka siiba magaalooyinka waaweyn sida: Hargeysa, Garowe, Gaalgacyo, Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo iyo kuwa lamidka ah.

Todobaadkan wuxuu barnaamijku soo bandhigayaa heerka dhaqan xumo ee Somaliland iyadoo todobaadyada soo socda aan soo bandhigi doonno gobollo kale.

Halkan ka dhagayso barnaamijka Ummadahu Waa Akhlaaq- Qeybta koowaad

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.