Ciidamada Bankaraf Oo 10 Ruux Shacab ah diley.(Dhagayso)

Maanta deegaanka Leego ee u dhexeeya Wallaweyn iyo Buurhakaba, waxaa ka dhacay weerar khasaare dhaliyay oo ay ciidamo ka amar qaata kuwa Maraykanka kusoo qaadeen dad shacab ah.

Ugu yaraan 10 ruux oo ay dumar ku jiraan ayay ciidamada Bankrafta ku dileen weerarkooda, iyadoona arintan ay ka xumaadeen dadka shacabka ah ee amaanka ku heystay deegaankaas.

Goobjooge la hadlay idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan, xaaskiisana kamid ahayd dadka ay gumaadeen ciiidamada Bankrafta ayaa ka hadlay wixii ka dhacay deegaanka Leego.

Halkan ka dhagayso Goobjooge Xaaskiisa ay dileen Bankrafta oo ku sugan Leego

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.