Dhagayso Barnaamijka AQOON IYO OGAAL.


Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ayaa billowday baahinta barnaamij cusub oo loogu magacdaray Aqoon iyo Ogaal, kaas oo lagu soo gudbin doono xogo iyo macluumaad la xiriira aqoonta diineed iyo tan maaddiga.

Barnaamijkan oo todobaadle ah ayay dhageystayaasha ku taxan webkaa idaacadda Al-Furqaan waxay la socon doonaan maalin weliba oo Talaado ah.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Aqoon iyo Ogaal 31-08-2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.