Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 13-02-1442 oo waafaqsan 29-09-2020 Dhuuxa waraysiyada waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali Aadan.