Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay waa maxay farqiga u dhexeeya xeerkii jideynayay dhaqanka qowmu luudka ee uu diiday gudoonka Barlamaanka fadhigiisu yahay Muqdisho iyo daastuurka qabyo qoraalka ah ee ay ku dhaqanto DF .

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 18-09-2020.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.