Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay ciidamada Baangaraaf ee ku shaqeysto Mareykanka oo habeenkii isniinta 8 qof oo shacab ah ku dilay deegaan u dhow Toorotoorow ee shabeellaha hoose.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 25 09 2020.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.