Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Khamiis, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 15-01-1442, oo waafaqsan 03–09–2020, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkan kala deg Warka Subaxnimo 03 09 2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.