Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Sabti, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 24-01-1442, oo waafaqsan 12-09-2020, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahim Geedi.

Halkan Ka Degso War Subax 12 09 2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.